Share with your friends via email

Taksiille Shaqaaqad Ka Abuuray Koobka Adduunka!!

Taksiile ku nool magaalada Moscow ee dalka Ruushka ayaa baabuur jirsiiyay dad marayay wadada hareeraheeda, halkaasi oo uu ku dhaawacay sideed qof oo ay kamid yihiin dad u dhashay dalka Mexico oo usoo daawasho tegay ciyaaraha koobka adduunka ee imika

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip