Share with your friends via email

Waddooyinkii xirnaa ee magaalada Muqdisho oo dib loo furay iyo isu socodka oo bilowday

Waxaa dib loo furay qeybo ka mid ah waddooyinkii xirnaa labadii maalmood ee Ciidul Fitriga iyo maalmihii u dambeeyay ee Bisha Ramadaan, iyadoo saaka uu bilowday isu socodka dadka iyo gaadiidka oo loo diidayay waddooyinka qaar.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip