HALKAAN KA AKHRISO:- WAA WARARKA WARGESKA KOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO KHAMIIS 14-KA JUUN 2018-KA
DOWLADDA OO MAMNUUCDAY IN DALKA LA KEENO BAARUUDA CARRUURTA KU CIYAARAAN
War ka soo baxay Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha XF.Somaliya ayaa lagu sheegay in gabi ahaanba la mam nuucay soo dajinta agabka Baaruuda ee carruurta isticmaalaan.