Xaflad lagu Caleemo-saaray Yuusuf Dabo-geed oo Maanta lagu Qabtay Beledweyne
Xaflad lagu caleemo-saaray guddoomiyaha cusub ee maamulka gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Hagar Daba-geed oo ay ka soo qeyb-galleen xubnaha maamulka gobolka, mas'uuliyiin ka tirsan dowladda dhexe, odayaasha dhaqanka gobolka Hiiraan, haweenka, urura