Xaflad ay jaaliyada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ku taageerayeen Ilhaan Cumar ayaa maalintii Khamiista ahayd ee 24 December, 2015, lagu qabtay magaalada Minneapolis ee Gobolka Minnesota. Ilhaan Cumar ayaa ah gabar Soomaaliyeed oo u tarta