Share with your friends via email

Daawo: Maxaad ka ogtahay gurmadkii Cusmaaniyiinta u gurmatay abaartii weyneyd ee shacabkii Irland 1840kii

Sanadadii 1840-yadii wadanka Irland ayaa waxaa ka dhacay abaar aad iyo aad u balaarneed oo dad aad u fara badan oo malaayiin gaaraayo ku dhinteen iyo malaayiin kale ay ku barakaceen.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip