Wasiiru dowlihii hore ee Cadaaladda Jen. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab ayaa sharci ku tilmaamay xil ka qaadistii Madaxweyne Farmaajo uu ku sameeyay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare, kaddib markii ay muran ka dhalatay xil ka qaadistaas, kana soo horjeeste