Saddex qof oo dumar ah oo lagu xiray Magaalada Mombasa, xilli lala xiriirinaayo Al Shabaab
Booliska Kenya, ayaa xabsiga u taxaabay saddex qof oo dumar ah, ka gadaal markii Arbacadii laga soo qabtay Deegaanka Mtwapa oo 15km u jirta Magaalada Mombasa.
Xeer Ilaalinta Kenya, ayaa Khamiistii dumarkaasi ku soo eedeysay inay agabyo u wadeen Ur