Lucas Tumbo"Qurbo-joogta ugu badan ee Kenyanka Qaarada Afrika waxay joogaan Soomaaliya"
Safiirka Kenya u fadhiya dalka Soomaaliya Lucas Tumbo ayaa sheegay in qurbojoogta ugu badan ee Kenyanka ah ee jooga qaarada Afrika ay ku nool yihiin dalka Soomaaliya.
Lucas Tumbo ayaa sheegay in qurbojoog Kenyan ah oo tiradoodu kor u dhaafeyso35,000