Share with your friends via email

Isbedelka Nolosha: Sheekada Gorgorka

Waxa la sheegaa in Gorgorku ka mid yahay noolayaasha duula kuwa ugu cimriga dheer. Wuxu cimrigiisu gaadhaa 70 sano. Laakiin si uu da'daa u gaadho waa in uu maro marxalad aad u adag. Waxa la sheegaa marka uu afartan jirsado, waxa daciifa ciddiyih

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip