Share with your friends via email

10 Qof Oo Ku Geeriyootay Dab Ka Kacay Ceel Shidaal Dalka Indonesia

Afhayeenka Hay'adda Ka-hortagga Masiibooyinka ee dalkaasi,SUTOPO PURWO NUGROHOayaa sheegay inuu dabkaasi saakayto oo Arbaco ah ka kacay Ceel Shidaal oo ku yaalla Jesiiradda Java, isla markaana uu weli gubanayo.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip