Share with your friends via email

Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo sheegay in la qabtay Askar doonayay in ay agab kala baxaan xerada Jen Gordan

Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeeda Janaraal Cabdiweli Jaamac Gorod ayaa sheegay in gacanta lagu soo dhigay Askar ka tirsan ciidamada dowladda oo doonayay in ay kala baxaan keydka xerada Jen Gordan Agab ciidan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip