Share with your friends via email

Tima-jare si qaldan ugu xiirey wiil 10 sano jir ah oo lagu xukumay 8 bilood oo xarig ah

Tima-jare Cabdiraxin Cumar oo 21 sano jir ah kuna nool magaalada Bedford ee dalka Ingiriiska ayaa maxkamad ku xukuntay siddeed bilood oo xarig ah kadib markii uu qirtey in si qalad ah uu uga jaray timaha wiil toban sano jir ah. Maxkamada Luton Crown

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip