Share with your friends via email

Israa'iil Oo Sii Deysay Muhaajiriin Ay Ku Jiraan Soomaali

In ka badan 200 oo ah muhaajiriin ka soo kala jeeda dalalka Eritrea, Somalia iyo sudan ee Qaaradda Afrika ayaa lagu soo daayay xabsi ay ku xirnaayeen oo ku yaalla dalka Israa'iil.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip