Tirada Muhaajiriinta ee sanadkan gaartay Yurub oo lagu qiyaasay Hal Milyan oo ruux
Tirada dadka muhaajiriinta ama Tahriibayaasha ee sanadkan sii dhamaanaya 2015 gaaray dalalka Yurub ayaa gaaraya illaa hal Milyan oo ruux.
Sida ay sheegtay Ururka Caalamiga ee Socdaalka IOM tirada sanadkii hore ee muhaajiriinta gashay Yurub ayaa la