Share with your friends via email

Wasiir Odawaa "Dowladdu diyaar ayay u tahay dhameystirka dhismaha Maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe"

Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odawaa) ayaa sheegay in dowladda Federaalka ku howlan tahay dhameystirka dhismaha maamulka Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu wado in 90-cisho gudahood lagu dhiso.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip