Share with your friends via email

Baxreyn"Dowlada Soomaaliya waa ka abaal dhacday Imaaraadka Carabta"

Sheikh Khalid Binu Ahmed Al-Khaliif Wasiirka Arimaha dibadda Dalka Baxreyn ayaa ku eedeyey Dowladda Somaaliya mid ka abaal dhacday wanaagii iyo waxtarkii Dawlada Imaaradka Carabta u gashay dalka Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip