HALKAAN KA AKHRISO:- WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ARBACO 4-TA ABRIILE 2018-KA
HAY'ADAHA AMMAANKA OO WAR KA SOO SAARAY KULANKA GOLAHA SHACABKA EE MAANTA
War qoraal ah oo xalay ka soo baxay Hay'addaha Amniga Dowladda Federaalka ayaa waxaa hadlay arrimo ku saabsan sugidda amniga kulanka Baarlamaanka ee maanta.