Guddoomiyaha Gobolka Sh/dhexe Cali Maxamed Xuseen{Cali Guudlaawe} ayaa soo dhoweeyay wareegtadii ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha Soomaaliya oo aheyd in magaalada Jowhar ay marti gelineyso shirka maamul u sameynta Gobollada Hiiraan iyo Sh/Dhexe.
To:
From:
Your Name:
Message: