Xoogaga Taalibaan oo la wareegay magaalo ka tirsan gobolka Helmand ee Afghanistan
Dagaalyahano ka tirsan Ururka Taalibaan ayaa la wareegay magaalada Sangin ee ka tirsan Gobolka Helmand ee dalka Afghanistan, halkaasoo maalmihii u dambeeyay ay go'doomiyeen, kadib weeraro culus ay ku qaadeen.
Saraakiisha dowladda Afghanistan