Halka lagu qabanayo shirka maamul u sameynta Hiiraan iyo Sh/Dhexe oo lagu dhawaaqay
Wareegto ka soo baxday Xafiiska Madaxweynaha ayaa lagu dhawaaqay in magaalada Jowhar ee xarunta Gobolka Shabeellaha Dhexe lagu qaban doono shirka maamul u sameynta gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.