Madaxweynaha maamulka Koonfur-galbeed Somalia, Shariif Xasan Sh. Aadan oo magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay ku laabtay ayaa sheegay in aysan marnana aqbali doonin wax cadaalad-darro ah, isagoo sheegay in habka awood-qaybsiga 4.5-ka ay u arkaa