Share with your friends via email

KOOXAHA Yaa Loo Doortay Captanka Xulka Holland ?

Daafaca ugu qaalisan kubadda cagta ee kooxda LiverpoolVan Dijk ayaa loo doortay hogaamiyaha xulka Holland . Macalinkii hore ee kooxda Everton Ronaldo Koman ayaa loo magacaabay inuu doorto kabtanka xulkaasi isagoo magacaabay daafaca LiverpoolVan Dijk

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip