Share with your friends via email

Sarkaal Caawa Muqdisho Lagu Dilay Iyo Xog Laga Helaayo"

Rag hubeysan ayaa caawa degmada Dharkeynley ee Gobolka Banaadir gaar ahaan xaafada Macalin Nuur waxa ay ku dileen Sarkaal ka tirsanaa Millitariga Soomaaliya, sida ay inoo xaqiijiyeen Hay'adaha ammaanka Dowladda Federaalka.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip