Share with your friends via email

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay Ergeyga Gaarka ah ee Talyaaniga u qaabilsan Afrika (SAWIRRO)

Guddoomiyaha Gobolka Benaadir ahna Duqa Caasimadda Mudane Cabdirixmaan Cumar Cusmaan (Eng. Yarisow) ayaa kala hadlay Ergeyga Gaarka ah ee dalka Talyaaniga u qaabilsan Afrika Mudane Luciano Pezzotti iyo Safiirka dalkas ee Soomaaliya Danjire Carlo Camp

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip