Share with your friends via email

Sarkaal ka tirsanaa ciidamada Milatariga Soomaaliya oo caawa lagu dilay degmada Dharkenley.

Degmada dharkeyleyn gaar ahaan xaafada Macalin nuur ayaa waxaa caawa ay kooxo hubeysan dil ugu geysteen Sarkaal ka tirsan ciidanka Xooga Soomaaliya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip