Share with your friends via email

Xildhibaanada Mooshinka ka keenay Guddoomiye Jawaari oo ugu baaqay inuu is casilo

Xildhibaano ka tirsan Golaha shacabka oo maanta shir ku yeeshay xarunta Villa Hargeysa ayaa ugu baaqay Guddoomiye Jawaari inuu is casilo oo xilka ka tago, iyagoo ku eedeeyay inuu xeer hoosaadka ku xadgudubay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip