Al-Shabaab oo Madaafiic ku garaacay Degmada baardheere ee gobalka gedo.
Wararka ka imaanaya degmada baardheere ee gobalka gedo ayaa sheegaya in Dagaalamayaal ka tirsan Al-Shabaab ay Madaafiic ku gareen garoonka diyaaraha ee degmadaasi oo ku yaala duleedka magaalada baardheere.
Dadka degaanka oo la hadlay KNN ayaa shee