Maxkamadda Sare Kenya oo Aadan Barre Ducaale u xalaaleysay Kursigiisa (SAWIRRO)
Maxkamadda sare ee dalka Kenya ayaa ugu dambeyn go'aan ka soo saartay kursigii Gaarisa ee ay ku muransanaayeen Aadan Barre Ducaale iyo Faarax Macallin.
Maxkamadda oo saaka u fariisatay go'aan ka gaarista Kursiga ayaa kursigaas u xalaaley