Share with your friends via email

Guddiyada Difaaca iyo Amniga ee BF oo kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga

Guddiyada Difaaca iyo Amniga ee Golaha Shacabka ayaa maanta magaalada Muqdisho kula kulmay Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip