Share with your friends via email

Guddiga joogtada Baarlamaanka oo kulan gaar ka yeelanaya khilaafka Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda

Guddiga Joogtada ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan aan caadi aheyn ka yeelanaya khilaafka ka dhex taagay Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda ee ka dhashay canshuur kordhinta lagu soo rogay.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip