Golaha Ammaanka oo isku raacay xayiraad dhaqaale oo lagu soo rogo Daacish
Wasiirad Maaliyadda ee dalalka 15-ka dal ee Golaha Ammaanka Qaramada Midoobey ayaa si aqlabiyad leh isugu raacay qaraar ka dhan ah Daacish, kaasoo looga gol leeyahay in xayiraad dhaqaale lagu soo rogo.
Qaraarkan ayaa la mid ah kii sanadkii 1999 uu