Share with your friends via email

Xildhibaan Abuukaate "Wasaaradda Maaliyadda xaq uma lahan in Gobolka Banaadir kaliya ka qaado canshuurta dheeriga"

Xildhibaan Maxamuud Abuukaate oo ka tirsan Golaha shacabka ayaa ka hadlay is mari waaga u dhaxeeya Ganacsatada Gobolka Banaadir iyo Wasaaradda Maaliyadda, kaasoo ku saabsan canshuurta dheeriga ah ee lagu soo rogay Ganacsatada.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip