Isku day afgambi fashilmay oo ka dhacay dalka Niger
Madaxweynaha Niger Mohamadou Issoufou ayaa sheegay in dowladdiisa ay fashilsay isku day afgambi la doonayay in xukunka laga tuuro.
Mr Issoufou oo ka hadlayay Telefishinka ayaa sheegay in isku dayga afgambiga la doonayay in xukunka laga tuuro ay qo