DF oo soo deynaysa Caruur ka mid ah Tahriibayaasha ku xanniban Liibiya
Ugu yaraan Labaatan Caruur ah oo ka mid ah Dadka ku jira xeryaha qaxootiga Dalka Liibiya kana soo badbaaday Gacanta Tahriibiyeyaasha ayaa lagu wadaa in dhawaan lagu soo celiyo Dalkooda Hooyo ee Soomaaliya.