Xiddigii Hore Ee Celtic Iyo Manchester United Liam Miller Oo Geeriyooday Isagoo 36 Sanno Jir Ah
Ciyaaryahankii hore ee khadka dhexe ee Celtic iyo Manchester United Liam Miller ayaa geeriyooday isagoo 36 sanno jir ah.
Miller oo 21 kulan u saftay xulka qarankiisa Republic of Ireland intii u dhaxeysay 2004 iyo 2009 ayaa la tacaalayay cudurka ka