Shabaab oo weerar Khasaare geystay ka fuliyay dalka Kenya
Ciidamo ka tirsan Ururka Al Shabaab ayaa waxa ay weerar Khasaare geystay ku qaadeen Askar ka tirsan ciidamada dalka Kenya, kuwaasi oo maraayay Gobolka Xeebta ee dalka Kenya.
Weerarka ayaa waxa uu ka dhacaydeegaanka Mkunumbi oo u dhow magaalada Mpe