Hooyo Caasho waxay diyaar u tahay in ay Gabadheeda u bixiso Kilideeda si ay u badbaado.
Hooyo Caasho Macalin Cismaan waxay la Mururgeysan tahay oo si weyn uga Fikireysaa Xanuun Dhinaca kelyaha oo haya Gabdheeda Jamiilo Xuseen Cali muddo , waxayna Mudooyinkaan la Daala dhaceysey Sifeynta Kelyaha ama Dhiig ka bedelida Gabadheeda oo M