Share with your friends via email

Qaramada Midoobey oo dhaqaale ugu deeqday Oromada iyo Soomaalida ku barakacay xiisada labada dhinac

Isku duwaha Gurmadka deg degga ah ee Qaramada Midoobay Mark Lowcock ayaa waxa uu Isniintii sheegay Sanduuqa Caalamiga ah ee Wax ka Qabashada deg degga ah ee QM inuu bixiyay $ 10 Milyan oo Dollar si loo caawiyo dadka ugu nugul Itoobiya.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip