Faah faahin ka soo baxaya xiisado dagaal oo ka soo cusboonaaday magaalada Marka
Xiisado dagaal ayaa mar kale dib uga soo cusboonaaday magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeellaha Hoose, halkaasoo saddexdii sano ee u dambeeyay ay ragaadiyeen dagaal beeleedyo.
Dagaalo u dhaxeeyay labo maleeshiyo beeleed ayaa shalay iyo maanta