2 Sarkaal u shaqeynayay hay'ada UNHCR oo lagu diley Muqdisho
Koox hubeysan ayaa rasaas ku furtay gaari marayay wadada Maka Al-Mukarama ee magaalada Muqdisho iyadoo ay ku dhinteen labo ruux oo saarneyd gaarigaas.
Wararka ayaa sheegaya in mid kamid ah labada ruux ee ku dhintey rasaastan ay ahayd gabar u shaqe