Madaxweynaha Kenya oo cafis u fidiyay Maxaabiis gaareysa 66 ruux oo ay ku jirto Haweenay 68 sano jirto (SAWIRRO)
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa cafis u fidiyay ilaa 66 maxbuus oo ka mid ahaa maxaabiista ku jirtay xabsiyada Magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Maxaabiistaan oo galay dambiyo kala duwan ayaa waxaa ku jiray Dad qaarkood lagu xukumay x