Share with your friends via email

Ra'iisal Wasaare Khayrre oo wado qorshe isku shaandhaynayo Golahiisa Wasiirada.

Warar ay heshay Idaacadda kulmiye ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Ra'iisal Wasaare Xasan Cali khayrre uu wado qorshe uu isku shaadhayn ugu sameynayo Golahiisa Wasiirada , sidoo kalane la magacaabo Wasiirada boosas ka banaan Xukumadiisa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip