Share with your friends via email

Madaxweyne Farmaajo Oo Xalay iyo Maanta kulamo la leh Qeybaha kala duwan ee Bulshada Guriceel.

Madaxweynaha Dowlada Fedraalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa xalay kulamo kala duwan la qaatay Waxgaradka Degmada Guriceel ee Gobolka Galgaduud wuxuu Madaxweynaha uu sheegay in mashaariic hori marineed laga fulindoono Degamada Guriceel

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip