Share with your friends via email

Muxuu salka ku hayaa cadaadiska siyaasadeed ee la saaray Guddoomiyaha G/Banaadir ? (Warbixin)

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Taabid Cabdi Maxamed ayaa wajahaya cadaadis siyaasadeed oo uga imaanaya Xafiisyada Madaxweynaha iyo Ra'iisul Wasaaraha, tan iyo markii Guddoomiyuhu ku dhawaaqay shir looga tashanayo aayaha Gobolka

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip