Share with your friends via email

Booliska Guinea oo Xabsiga dhigay Haweenay daawo dhireed siisay Haween badan.

Booliiska dalka Guinea ayaa xabsiga u taxaabay haweenay la sheegay in ay dawo dhireed siisey boqolaal haween ah, iyada oo u balan qaaday in ay uur qaadi doonaan. Dawo dhireedkan ayaa haweenka u yeeley astaamaha uurka, sida mantag, iyo calool kuusa

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip