Share with your friends via email

Galmudug iyo Ahlusuna oo midoobay

Magaalada Dhuusa-mareeb ee xarunta Gobolka Galgaduud ayaa waxaa lagu soo gaba gabeeyay shirweyne lagu dhameystirayay heshiis ay Muqdisho ku gaareen Maamulada Galmudug iyo Ahlusuna.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip