Share with your friends via email

Madaxweynaha Somaliland oo gaaray Addis Ababa (Itoobiya oo maamuus gaar u sameysay)

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa maanta gaaray magaalada Addis Ababa ee Caasimadda Itoobiya, kaddib markii uu martiqaad ka helay Ra'iisul Wasaare Hailemariam Desalegn.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip