Share with your friends via email

Madaxweyne Gaas Oo Loo Diiday In Uu Ka Dhoofo Gaalkacyo

Madaxweynaha Maamulka Puntland Dr C/weli Maxamed Cali "Gaas" ayaa la sheegay in is hor istaag lagu sameeyay, xilli uu maanta doonayay in uu ka ambabaxo magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip