WAA WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES DAILY NEWS PAPER EE MAANTA OO AH ISNIIN 14-KA DICEMBAR 2015-KA
MADAAFIIC AY RIDEEN CIIDAMADA AMISOM EE MAGAALADA JOWHAR OO SADDEX RUUX AY KU DHAAWACMEEN
Madaafiic ay rideen habeen hore ciidamada AMISOM ee ku sugan garoonka diyaaradaha ee duleedka magaalada Jowhar ayaa waxaa ku dhaawacantay saddex ruux oo rayi